Ereyga Maanta: tafantoof
halaq  1. Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm. 2. Nooc ka mid ah masaska. 3. Jinni.
halaqdile  1. Nooc ka mid ah shimbiraha ugaarsada. 2. Geesi, halyeey.
halaqjaflayn  eeg halaqjaflee. ld halaqjaflays.
halaqjaflays  ld halaqjaflayn.
halaqjaflaysad  ld halaqjaflaysasho.
halaqjaflaysasho  eeg halaqjaflayso. ld halaqjaflaysad, halaqjaflaysi.
halaqjaflaysi  ld halaqjaflaysasho.
halaqjaflayso  Saddexda goor ee wax la cuno ka hor halaqjafle cunid.
halaqjafle  Cunto yar oo saddexda goor ee wax la cuno maalinta, ka hor la cuno oo cuntada lagu sugo .
halaqjaflee  Halaqjafle cunid.
halaqjalaqlayn  eeg halaqjalaqlee.
halaqjalaqlaysad  ld halaqjalaqlaysasho.
halaqjalaqlaysasho  eeg halaqjalaq-layso. ld halaqjalaqlaysad, halaqjalaq-laysi.
halaqjalaqlaysi  ld halaqjalaqlaysasho.
halaqjalaqlayso  Arrin laga hadlaayo wax yar ka sheegid.
halaqjalaqlee  Arrin laga hadlaayo wax yar ka sheegid.
halas  ld halase.
halase  Dab korka dambas ka saaran-yahay hoosna ka nool. ld halas.
halaydh  (kiim.) Iskudhis uu ku jiro halojiin.
halbeeg  Xaddi lagu heshiiyey in uu u taaganyahay cabbir (mitir, dherer, seken, ammin, kiilogaraam, cuf iwm).
halbeeg1  Xaddi lagu heshiiyey in uu u taaganyahay cabbir (mitir, dherer, seken, ammin, kiilogaraam, cuf iwm). halbeeg2  m.l (-yo H.C., m.dh) (xis.) H.ga H.C. (Habka Caalamiga) waa hab caalamku ay wadajir ahaan isugu raaceen, loona adeegsado laamaha cilmiga. Habkani waxa uu ku salaysanyahay habka M.K.S. (mitir, kiilogaram iyo seken), waxanau beddelay habka C.G.S. (santimitir, garaam iyo seken) iyo F.B.S. (fuudh, bawnd iyo seken). halbowle  1. Xididdaha waaweyn ee wadnaha dhiigga ka qaada oo oogada wada gaarsiiya midkood. 2. Meel ama wax muhiim ah.
halbowle-bawdeed  (c.nafl.) Halbowle ka soo baxa halbowle diba-deedka misigta, wuxuuna waraabiya muruqyada bawdada.
halbowle-buufiye  (c.nafl.) Halbowlaha ugu weyn ee dhiigga gaadhsiiya madaxa.
halcaamood  Nooc masaska dheereeya ka mid ah oo aan wax yeello lahayn. ld mascaanood.
halcad  ld halcasho.
halcasho  eeg halco. ld halcad.
halci  Hilib olol ku dubid.
halcin  eeg halci. ld halcis.
page : 20 of 93
<< < 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 > >>