Ereyga Maanta: dhaawanaan
hakasho  eeg hako. ld hakad.
haki  Wax in yar joojin.
hakin  eeg haki. ld hakis.
hakis1  ld hakin. hakis2  (fiis.) Summad: X. Dhalanka mareeg leh saagin ama madhxin oo wadajir ahaan caabbiga mareegta kula dhaliya xayir. Hakiska waxaa lagu cabbiraa oom. hako  In yar joogsasho.
hal1  1. Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow. Tus. “Wuxuu dhalay hal wiil iyo hal gabar”. 2. Eray; hadal. 3. H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. Tus. “Annagu hal baynu nahay”. 4. Meel; xag. Tus. “Halkan dhig: meeshan dhig”. hal2  Neef geel dhedig ah oo curtay. hal-abuur1  Curinta maansada. hal-abuur2  Maanso curin. hal-abuurid  eeg hal-abuur². ld hal-abuuris.
hal-abuuris  ld hal-abuurid.
hal-adayg  Dabeecad qof leeyahay oo ah in uusan go'aankiisa ka noqon. ld hal-adkaan.
hal-adkaan  ld hal-adayg, hal-adkaansho.
hal-adkaansho  ld hal-adkaan.
halaag1  1. Baaba'; le'asho. 2. ld halaagid. halaag2  Wax baaba'ka dhigid. ld halaaji, hallig². halaagan1  Wax baaba'ay noqosho. ld halligan¹. halaagan2  Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan². halaagid  eeg halaag². ld halaag¹ (2), halaajin, halaajis, hallig¹, hallig.
halaagmid  eeg halaagan¹. ld halligmid.
halaagnaan  eeg halaagan². ld halaagnaansho, hallignaan, hallignaan-sho.
halaagnaansho  ld halaagnaan.
halaaji  ld halaag².
halaajin  ld halaagid.
halaajis  ld halaagid.
halaalac1  H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal. halaalac2  Wax dhalaal badan bixin. halaalicid  eeg halaalac².
halaamacoodka sooh-maskaxeedka  (daaw.) Halaamacoodka maskaxda waxa keeni kara fiirus ama baktiiriya ama waxay ka iman kartaa jir kahsi ka yimid talaal.
page : 17 of 93
<< < 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 > >>