Ereyga Maanta: kaahin
murwo  1. Sharaf; maamuus. 2. ld marwo. Haweeney gaarinnimo karti, dabeecad iyo akhlaaq isku darsatay.
murxi  1. Wax dubka ka qaadid. 2. Wax qaawin. 3. Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.
murxid  eeg murux². ld murux¹ (4).
murxin  eeg murxi.
mus  1. Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas. 2. Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.
musaafur1  ld masaafir¹. musaafur2  ld masaafir². musaafuri  ld masaafiri.
musaafurid  ld masaafirid.
musaafurin  ld masaafirin.
musaafuris  ld masaafirin.
musaafursan  ld masaafirsan.
musaafursanaan  ld masaafirsanaan.
musaafursanaansho  ld masaafirsanaan.
musaafursanow  ld masaafirsanow.
musallad  Qof aad u dhib badan oo dhibaatadiisu joogto tahay.
musalladnimo  Musallad ahaansho.
musallaf1  ld musallif¹. musallaf2  ld musallif². musallafi  ld musallifi.
musallafid  ld musallifid.
musallafin  ld musallifin.
musallafnimo  ld musallifnimo.
musallafsan  ld musallifsan.
musallafsanaan  ld musallifsanaan.
musallafsanaansho  ld musallifsanaan.
musallif1  Qof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musallaf¹. musallif2  Qof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masallaf², musallaf². musallifi  Qof musallif ka dhigid. ld masallafi, musallafi.
musallifid  eeg musallaf². ld masallafid, musallafid.
page : 124 of 131
<< < 119 120 121 122 123 124 125 126 127 128 129 > >>