Ereyga Maanta: joohaar-bibiish
musuraarsan  ld musaraarsan.
musuraarsanaan  ld musaraarsanaan.
musuraarsanaansho  ld musaraarsanaan.
mutacallin  Qof waxbarasho meel sare ka gaaray.
mutakafi  ld mustagfi.
mutakafinnimo  ld mustagfinnimo.
muteysasho  eeg muteyso.
muteysii  Qof dhibaato badan badid.
muteysiin  eeg muteysii.
muteyso  Qof wax istaahilid.
mutixid  ld mutuxid.
mutumaad  Cad gaar ah oo halgamaha laga siiyo neef hilibkiisa loo diyaariyay waliimo.
mutuutax1  ld mataatixid. mutuutax2  ld mataatax². mutuutaxsan  ld mataataxsan.
mutuutaxsanaan  ld mataataxsanaan.
mutuutaxsanaansho  ld mataataxsanaan.
mutuutixi  ld mataatixi.
mutuutixid  ld mataatixid.
mutuutixin  ld mataatixin.
mutux1  1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin. 3. M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹. mutux2  Is m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-giriirixin. ld matax². mutuxan  1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaawan ahaansho. ld mataxan.
mutuxid  eeg mutux². ld matixid, mutixid.
mutuxnaan  eeg mutuxan. ld mataxnaan, mataxnaansho, mutuxnaansho.
mutuxnaansho  ld mutuxnaan.
mutuxnow  1. Qof keli ah oo cidi wehelin noqosho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn noqosho. 3. Qof qaawan noqosho. ld mataxnow.
muud1  ld muudid. muud2  (baay.) Dareere hurdi-caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga. muud3  1. Si dhuumasho ama qarsoodi ah kayn ama biyo dhexdood u marid. 2. Ka m.: biyo, kayn iwm meeshii laga galay ma'ahee meel kale oo ka fog ka soo bixid. 3. U m.: meel si qarsoodi ah u aadid.
page : 128 of 131
<< < 123 124 125 126 127 128 129 130 131 >