Ereyga Maanta: sibirayn
musallifin  eeg musallifi. ld masallifin, musallafin.
musallifnimo  Musallif ahaansho. ld musallafnimo.
musallifsan  Wax musallifay ahaansho. ld masallafsan, musallafsan.
musallifsanaan  eeg musallifsan. ld masallafsanaan, masallafsanaansho, musallafsanaan, musallifsanaansho.
musallifsanaansho  ld musallifsanaan.
musannif  Qof wax curiya.
musannifnimo  Musannif ahaansho.
musaraar1  1. ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay. 2. Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo. musaraar2  Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar². musaraarid  eeg musaraar². ld musaraar¹ (1), musareer¹, musareerid, musuraar¹ .
musaraarsan  Wax aad u fararxsan ahaansho. ld musareersan, musuraarsan.
musaraarsanaan  eeg musaraarsan. ld musaraarsanaansho, musareersanaan.
musaraarsanaansho  ld musaraarsanaan.
musareed  Xerada ariga aaggeeda.
musareen  1. Laba xiddig oo waaweyn oo ka soo baxa cirka dhankiis koofureed. 2. Dabayl sanadka bishiisa koowaad ama labaad ka dhacda woqooyiga Soomaaliya.
musareer1  ld musaraarid. musareer2  ld musaraar². musareerid  ld musaraarid.
musareersan  ld musaraarsan.
musareersanaan  ld musaraarsanaan.
musareersanaansho  ld musaraarsanaan.
musbaar1  ld musmaar¹. musbaar2  ld musmaar². musbaaran  ld musmaaran.
musbaarasho  ld musmaarasho.
musbaarid  ld musmaarid.
musbaarnaan  ld musmaarnaan.
musbaarnaansho  ld musmaarnaan.
musbaaro  ld musmaaro.
musbaax  ld misbaax.
page : 125 of 131
<< < 120 121 122 123 124 125 126 127 128 129 130 > >>