Ereyga Maanta: xasaw
murjeen  ld murjaan¹.
murji  1. Xarig iwm si xun isugu marid. 2. Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid. 3. Cid murugo gelin. ld murgi.
murjin  eeg murji. ld murgin.
murjis1  Waran yar oo af dhuuban leh. murjis2  Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo. murjuc  Ilmo yar oo markaas dhashay; muluq. ld murjuq, murjux.
murjuq  ld murjuc.
murjux  ld murjuc.
murke  Weel yar oo xoolaha lagu maalo.
murkucad  ld murgucasho.
murkucasho  ld murgucasho.
murkuco1  ld murguco¹. murkuco2  ld murguco². murkucsan  ld murgucsan.
murkucsanaan  ld murgucsanaan.
murkucsanaansho  ld murgucsanaan.
murkud  Xabag aad u macaan oo uu dhalo geedka gubaalida ama xiiska.
murmi  Cid muran gelin.
murmid  eeg muran².
murmin  eeg murmi.
murqaami  ld marqaami.
murqaamid  ld marqaamid.
murqaamin  ld marqaamin.
murqaan1  ld marqaan¹. murqaan2  ld marqaan². murqaansan  ld marqaansan.
murqaansanaan  ld marqaansanaan.
murqaansanaansho  ld marqaansanaan.
murqaansanow  ld marqaansanow.
murray  Nooc ka mid ah kuusha dumarku qoorta ku xirtaan.
page : 121 of 131
<< < 116 117 118 119 120 121 122 123 124 125 126 > >>