Ereyga Maanta: Diilalyo
soocmid  eeg soocan¹.
soocnaan  eeg soocan². ld sooc-naansho.
soocnaansho  ld soocnaan.
sooco  1. Wax intooda fiican xulasho. 2. Kala s.: wax isku jira noocyada ay u kala baxaan u kala saarasho. 3. Wax isku darsan inta qof leeyahay ka baxsasho.
sooddoog  Jiilaal dheer ama abaar waxyeeladeed nur da'ay kaga soo kabasho. ld soodoog.
sooddoogid  eeg sooddoog.
soode  Biyo cusbo leh ama budo dharka, alaabta iwm lagu dhaqo. ld soodhe.
soodha  (kiim.) Naatriyam Kaarbooneyt (Na2CO3). Budo wiriqlaawe ah oo cad, taas oo kuusanta marka loo banneeyo hawada sababtoo ah waxa ay noqotaa cokane.
soodhac  eeg soo-dhac.
soodhe  ld soode.
soodoog  ld sooddoog.
soodoogid  ld sooddoogid.
soof1  ld foof¹. soof2  ld foof². soofayn  eeg soofee. ld soofays.
soofays  ld soofayn.
soofaysan  Wax la soofeeyey ahaansho.
soofaysasho  eeg soofayso.
soofaysnaan  eeg soofaysan. ld soofaysnaansho.
soofaysnaansho  ld soofaysnaan.
soofayso  Bir afaysasho.
soofe  Qalab bir ka samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
soofee  Mindi iwm soofe ku afayn.
soofi  ld foofi.
soofid  ld foofid.
soofin  ld foofin.
soofis  ld foofin.
soofiye  Xarig yar, jilicsan oo awrta rarayda lugaha lagaga xiro.
soofsad  ld foofsasho.
soofsasho  ld foofsasho.
page : 101 of 118
<< < 96 97 98 99 100 101 102 103 104 105 106 > >>