Ereyga Maanta: sibirayn
sahansanaansho  ld sahansanaan.
sahansasho  eeg sahanso.
sahanso  Meel dan laga leeyahay soo dayasho.
sahasho  eeg saho.
sahay1  Cunto loo qaato in lagu jidma-ro; jiscin. sahay2  Cunto jidmar ahaan cid u siin. sahayasho  ld sahaysasho.
sahayid  eeg sahay².
sahayo  ld sahayso.
sahaysasho  eeg sahayso. ld sahaya-sho.
sahayso  Cunto sahay ka dhigasho. ld sahayo.
sahlan  Wax aan dhi-baato lagala kulmin ahaansho.
sahlanaan  eeg sahlan. ld sahla-naansho.
sahlanaansho  ld sahlanaan.
sahlasho  eeg sahlo.
sahlid  eeg sahal².
sahlo  Wax, wax dhib yar ka dhigasho.
sahmi1  1. ld saami¹. 2. Habeen barkii. sahmi2  ld sahami². sahmile  ld saamile.
sahmin  ld sahamin.
sahmis  ld sahamin.
saho  1. Mindi iwm af u yeelasho. 2. Ku s.: wax ku xoqasho.
sahra  Xiddig weyn oo arooryada hore soo baxa; xiddig waaberi.
sahwi1  Illowshaha wax la kala illaawo. sahwi2  1. Wax kala illaawid. 2. Feker dheer gelid (qof). sahwin  ld sahwiyid.
sahwisan  Wax sahwiyey ahaansho (qof).
sahwisanaan  eeg sahwisan. ld sahwisanaansho.
sahwisanaansho  ld sahwisanaan.
page : 18 of 118
<< < 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 > >>