Ereyga Maanta: Diilalyo
warhel  Ka w.: cid wax aysan horayn u ogeyn helid.
warhelid  eeg warhel.
wari  War cusub tebin. ld weri.
warid  eeg war4.
warin  eeg wari. ld waris, werin, weris.
waris  1. ld warin. 2. ld weris.
wariye  Qofka wararka tebiya. ld weriye.
warjaaf1  ld warjeef¹. warjaaf2  ld warjeef². warjaafid  ld warjeef¹.
warjeef1  ld warjaaf¹, warjaafid, warjeefid. warjeef2  Tiro badan oo nafley ah isku kol layn ama dilid. ld warjaaf². warjeefid  eeg warjeef². ld warjeef¹.
warlalis  Aaladda wararka baahisa.
warmayn  ld wareemid.
warmee  ld wareen².
warnaan  eeg waran². ld warnaansho.
warnaansho  ld warnaan.
waro  1. Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho. 2. Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
warqaad  ld warqad.
warqab  1. Ka w.: wax xaaladda ay ku sugan yihiin ogaasho. 2. Ka w.: cid dhaqaalayn ama daryeelid.
warqabe  warrame.
warqabid  eeg warqab.
warqad  1. Baalal xalxalleefsan oo jiljilicsan oo wax lagu qorto. 2. Xaashi qoran oo la isu diro. ld waraaq, warqaad.
warra'1  1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf. warra'2  1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid. warra'i  Cid sharaf dhac gayeysiin.
warra'id  eeg warra'².
warra'in  eeg warra'i. ld warra'is.
warra'is  ld warra'in.
page : 23 of 40
<< < 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 > >>