Ereyga Maanta: Diilalyo
warraaq1  ld warraaqid. warraaq2  Liidasho ka tmid daal, caato, jirro iwm. warrame  Kitaab farguri ah oo ka hadlaayo falka iyo waxyaalihii ay dadkii hore ku dhaqmi jireen; warqabe.
warramid  eeg warran². ld warran¹.
warran1  1. Hadal; war la sheego. 2. ld warramid. warran2  1. War sheegid ama ku hadlid. 2. Ka w.: cid ama arrin wax la xiriira sheegid. 3. U w.: cid xog aysan ogayn u sheegid. warriile  Gorayada teeda yar.
warriiq  Jirriqaa.
warroon  U w.: qof, qof kale arrin uga xogogaalsan ahaansho.
warroonaan  eeg warroon. ld warroonaansho.
warroonaansho  ld warroonaan.
warsasho  eeg warso.
warshaaqo  ld washaaqo.
warshad  Dhis makiinado waaweyn yaalliin oo alaabta ceeriin lagu farsameeyo. ld wershad.
warshadayn  eeg warshadee.
warshadaysan  Wax la warshadeeyey ahaansho.
warshadaysnaan  eeg warshadaysan. ld warshadaysnaansho.
warshadaysnaansho  ld warshadays-naan.
warshadee  Alaab ceeriin warshad gelin.
warsheeg1  ld warsheegid. warsheeg2  War qarsoon sheegid. warsheegid  eeg warsheeg². ld warsheeg¹.
warsheeko  War in la qariyo layska ogaa oo dibadda loo saro.
warside  Wargeys.
warso  Cid arrin xog ka haysa wax weyddiin.
wartebi  War tebin.
wartebin  eeg wartebi. ld wartebis.
wartebis  ld wartebin.
warwacsasho  eeg warwacso.
warwacso  Ku w.: dhibaato dhacday cid u eersasho.
page : 24 of 40
<< < 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 > >>