Ereyga Maanta: sibirayn
hafranaansho  ld hafranaan.
hafrid  eeg hafar². ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.
hafriin  ld hafrid.
hafriinyo  ld hafrid.
haftabbax1  ld haftibbax¹. haftabbax2  ld haftibbax². haftabixid  ld haftibbixid.
haftayn  Eeg haftee. ld hafteys.
haftee  Nafley aad u cayrin si ay u xiiqdo.
hafteys  ld haftayn.
haftibbax1  Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax¹. haftibbax2  Nafley heer aanay xiiqayn gaarid, markay muddo orodday kaddib. ld haftabbax². haftibixid  eeg haftibbax². ld haftabbixid.
hafto  Daal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; neeftuur.
haftoo  Xiiqid ama xuurto dareemid.
haftood  eeg haftoo.
hag  Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla.
hag1  Qof indho la'hoggaamin. hagaag1  1. Oogada dadka inteeda hore; soojeed. 2. H. ah: toos; wanaag; sax. 3. ld hagaagid. hagaag2  1. Wax sidii laga rabay noqosho. 2. Ka h.: wax ama meel ka tegid. 3. Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid. hagaagid  eeg hagaag². ld hagaag¹ (3).
hagaagsan  1. Wax wanaagsan ama toosan ahaansho. 2. Ku h.: Wax, wax ku habboon ahaansho.
hagaagsanaan  eeg hagaagsan. ld hagaagsanaansho.
hagaagsanaansho  ld hagaagsanaan.
hagaagsasho  eeg hagaagso.
hagaagso  Wax si toosan ama wanaagsan ka dhigasho.
hagaaji  1. (f.g) Wax toosin ama wanaajin. 2. (f.mg) Ku h.: wax meel uu u socdo ku toosin. 3. (f.mg) Ku h.: warqad, farriin, alaab iwm cidda ay u socoto meesha laga heli karo u dirid.
hagaajin  eeg hagaaji. ld hagaajis.
hagaajis  ld hagaajin.
hagaas1  1. H. ah: xumaanshaha korriimada hore ee ubadka nafleyda. 2. ld hagaasid.
page : 14 of 93
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>