Ereyga Maanta: bedertami
hadrid  eeg hadar.
hadur  1. War badan oo aan murti lahayn. 2. H. ah: qof hadal badan oo aan murti lahayn ku hadla.
haduuf  ld huduf.
hadwad  ld hadwasho.
hadwasho  eeg hadwo. ld hadwad.
hadwo  Dad, Xoolo wax kala aqoon meel uu ka yimid iyo meel uu u socdo noqosho.
haf  1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.
haf1  Cod lagu muujiyo hafidda. haf2  Cunto boobid. hafad  ld hafasho.
hafar1  Masabididda wax been ah oo aan cid la siin lagu masabido. ld hafaryo, hafriin, hafriinyo. hafar2  Qof wax aan la siin ku masabidid. hafaran  Qof la hafray noqosho.
hafarmid  eeg hafaran.
hafaryo  ld hafrid.
hafasho  eeg hafo. ld hafad.
hafeef  1. Dabayl kulul. 2. Kulaylka gubashada jirka laga dareemo.
hafeefasho  eeg hafeefo.
hafeefo  Jir gubtey xanuun ka dareemid.
hafi  1. Nafley si uu u harqado biyo quusin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin.
hafid  eeg haf².
hafid2  eeg haf. hafin  eeg hafi. ld hafis.
hafis  ld hafin.
hafisan  Hilib wax karin carunka looga saaray ahaansho.
hafisnaan  eeg hafisan. ld hafisnaansho.
hafisnaansho  ld hafisnaan.
hafo  Nafley biyo ku qaraqmid.
hafran  Qof wax aan la siinin lagu masabiday ahaansho.
hafranaan  eeg hafran. ld hafranaansho.
page : 13 of 93
<< < 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 > >>