Ereyga Maanta: hirqad
riixgub2   Qof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid. riixgubid  eeg riixgub². ld riixguub¹.
riixid  eeg riix². ld riixis.
riixis  ld riixid.
riixmid  eeg riixan¹.
riixnaan  eeg riixan². ld riixnaansho.
riixnaansho  ld riixnaan.
riixo   1. Qof dhan wax u iidasho. 2. Wax dilindilleysasho.
riixtin  ld riixdin.
rikaab  ld rakaab.
rikoor   Qalab codka duuba, oo ku shaqeeya koronto ama bateriyo.
rillayn  eeg rillee.
rillee   Qof raalli ka dhigid.
rillo  Raalli.
rimawarow  Dhimasho kedis ah oo ku timaadda idaha baad la'aan awgeed.
rimci   Qof jug la siiyay darteed isku laabasho.
rimcin  eeg rimci.
rimi   Dheddig ilma galeenkeeda ilmo gelin.
rimic   1. Wax lix iyo toban meelood loo qaybiyay meeshood, “1/16”. Tus. Hasha la shireystey rimic iga sii. 2. Dheeraad; suubis.
rimid  eeg rin.
rimin  eeg rimi.
riminrimo  Geedgaab leh caleemo yaryar oo markuu geelu daaqo ka qaado cudur qoorta jebiya.
riminrinco  Geedgaab leh caleemo yaryar oo marka uu geelu cuno cudur qoorta jebiyaa ku dhaco.
rimman   Nafley dheddig wax rimay ahaansho.
rimmanaan  eeg rimman. ld rimma-naansho.
rimmanaansho  ld rimmanaan.
rimmay1   Ilmaggaleen; min. rimmay2  Geela ama xoolaha inta rimman. ld rimmayo. rimmaybaarid  Baaridda neef dheddig oo lo'ah laga baaro rimmay.
rimmaygacmeed  Mino-ku-shubidda neef tabsan lagu shubo mino.
page : 28 of 40
<< < 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 > >>