Ereyga Maanta: bedertami
rogasho  eeg rogo. ld rogad.
rogbi   Harag rogob ka gurid. ld rokbi, roqbi.
rogbin  eeg rogbi. ld rogbis, rokbin, rokbis, roqbin, roqbis.
rogbis  ld rogbin.
rogid  eeg rog. ld rogis.
rogis  ld rogid.
rogmad  ld rogmasho.
rogmasho  eeg rogmo. ld rogmad.
rogmid  eeg rogan¹.
rogmo   1. Wax qalibmay noqosho (baabuur). 2. Wax sidii ay ahaayeen si ka duwan noqosho. 3. Hoore wax karaya noqosho. 4. Nafley wax tirtirantay noqosho.
rognaan1  eeg rogan². ld rognaansho. rognaan2  U beddelidda hal isku naanays obtikeed loo beddelo mid kale. rognaansho  ld rognaan¹.
rogo   1. Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho. 2. Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho. 3. Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.
rogob  1. Hilib yaryar oo ku hara haragga neef la qalay. 2. Mullaax. ld rokob, roqob.
rogobsad  ld rogobsasho, rogob, roqob.
rogobsasho  eeg rogobso. ld rogob-sad, rogobsi, roqobsad, roqobsasho, ro-qobsi.
rogobsi  ld rogobsad, rogobsasho.
rogobso   Harag rogob ka gurasho. ld roqobso.
rogrog1  1. Gedgeddinta wax la gedgeddiyo. 2. Caano yar oo weel la culay carka looga bi'iyo. rogrog2   1. Wax gedgeddin. 2. Lacag yar ganacsi ku samayn. 3. Weel la culay caano yar car uga bi'in. rogrogad  ld rogrogasho.
rogrogasho  eeg rogrogo. ld rog-rogad.
rogrogid  eeg rogrog².
rogrogo   Lacag yar ku mushtarid.
rokbi   ld rogbi.
rokbin  ld rogbin.
rokob  ld rogob.
roob   (fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.
roob ka jeed   Meel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay silsillo buuro ah ayaa ka xira dabaylaha roobka keena ee meeshaas ka dhaca.
page : 31 of 40
<< < 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 > >>