Ereyga Maanta: sibirayn
roonaan  eeg roon. ld roonaansho.
roonaansho  eeg roonow. ld roonaan.
roonayn  eeg roonee.
roone  Ilaah; Eebbe.
roonee   Wax kordhin.
roonow   Wax roon noqosho.
roor1  1. Orod. 2. Jirjiroole. 3. Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha. roor2   1. Orod samayn. 2. Cinjir, xarig iwm isku soo ururid. 3. La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho. roori   1. Xarig siriq leh xoog u dhufasho si uu u guntamo. 2. Cinjir, xarig, iwm isku ururin.
roorid  eeg roor².
roorin  eeg roori.
roorsad  ld roorsasho.
roorsasho  eeg roorso. ld roorsad, roorsi.
roorsi  ld roorsasho.
roorso   Rati qooqan hal cayrsasho si uu u abaahiyo.
rooti  Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.
rootile   1. Qof rootiga iibiya. 2. Meesha rootiga lagu gado.
rooxaan  Jinniyo la aaminsan yahay inay u shaqeeyaan wadaaddada qaarkood. ld ruuxaan.
rooxo  Geedsaar leh caleemo balballaaran, miro kuwa yaanyada waa-weyn u eg oo la cuno.
roqbi   ld rogbi.
roqbin  ld rogbin, rogbis.
roqbis  ld rogbin.
roqob   ld rogob.
roqobsad  ld rogobsasho, roqob, roqobsasho.
roqobsasho  ld rogobsasho, roqobsad.
roqobsi  ld rogobsasho, roqobsad, ro-qobsasho.
roqobso   ld rogobso.
roqor   Buro yar.
rorog1  Istaag. ld rogrogid. rorog2   Taagnaan ku sugan.
page : 33 of 40
<< < 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 > >>