Ereyga Maanta: qawadid
maalqabeen  Qof hanti badan leh.
maalqabeennimo  Qof maalqabeen ah ahaansho.
maalsii  Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo.
maalsiin  eeg maalsii.
maami  1. Oddorosid. 2. Wax qiyaasid.
maamin  eeg maami. ld maamis.
maamis  ld maamin.
maammul1  1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid. maammul2  Hawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul². maammulan  Wax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.
maammulasho  eeg maammulo. ld maamulasho.
maammule  1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.
maammulid  eeg maammul². ld maammul¹ (2), maamul¹, maamulid.
maammulnaan  eeg maamulan. ld maammulnaansho, maamulnaan maamulnaansho.
maammulnaansho  ld maammulnaan.
maammulo  Hawl si wanaagsan u agaasimasho. ld maamulo.
maammulxumo  Hab aan wanaagsanayn oo hawl loo fuliyo. ld maamulaxumo.
maamul1  ld maammulid. maamul2  ld maammul². maamulan  ld maammulan.
maamulasho  ld maammulasho.
maamule  ld maammule.
maamulid  ld maammulid.
maamulnaan  ld maammulnaan.
maamulnaansho  ld maammulnaan.
maamulo  ld maammulo.
maamulxumo  ld maammulxumo.
maamuus1  Xushmad; xurmo; wanaag. ld naamuus¹. maamuus2  Cid si xushmad iyo wanaag leh u soo dhaweyn. ld naamuus². maamuusid  eeg maamuus². ld naamuusid.
page : 5 of 131
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>