Ereyga Maanta: nadalo
juno  ld junuf.
junoobid  ld jinaabid.
junow1  ld jinaabo. junow2  ld jinaab². junub1  ld jinaabo. junub2  ld jinaab². junubid  ld jinaabid.
junuf  J. ah: neef dhaqayo ah oo caano yareeyey. ld juno.
junuub1  1. ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda. 2. Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur. junuub2  ld jinaab. junuubid  ld jinaabid.
junuun1  ld junuunid. junuun2  ld jinaab. junuunid  ld jinaabid.
juqayn  eeg juqee. ld juqays.
juqays  ld juqayn.
juqee  Wax caarad fiiqan leh wax ku mudmudid.
juqraafi  Maaddada sharaxda dhulka dushiisa, muuqalladeeda ay ka mid yihiin kuwa fisikada, cimilada, carrada, maxsuul-lada, ummadaha iwm iyo filiqsanaantooda.
juqraafiga dabiiciga  (juqr.) Laan ka mid ah juqraafiga oo ku shuqul leh muuqaal-lada dabiiciga ah ee dhulka ee ay ka mid yihiin berriga, biyaha iyo hawada.
juqraafiga dadka  (juqr.) Barashada juquraafiga dabeecaddu sida uu u saameeyo nolosha iyo tacabka dadka iyo juquraafi dhaqameedku sida uu u saameeyo dabeecadda.
juqraafiga nafleyda  (juqr.) Barasha noolosha dabiiciga ah (xoolaha iyo deegaanta) oo anuu ku jirin dadku. Waxa la darsaa dariiqooyinka iyo siyaabaha xoolaha iyo deegaantu ugu fidaan, uguna filiqsanyihiin dhulka dushiisa.
juquf  Qof dhuuban oo godan. ld joqof.
juqufsan  Qof dhuuban oo godan ahaansho. ld joqofsan.
juqufsanaan  eeg juqufsan. ld joqofsanaan, joqofsanaansho, juqufsa-naansho.
juqufsanaansho  ld juqufsanaan.
jurbi  Cidi, far iyo suul iwm jir ku xanuunjin.
jurbin  eeg jurbi. ld jurbis.
jurbis  ld jurbin.
jurmi  Dhumuc; qiro; baaxad. ld jirmi (2).
jurxee  Cid jurxo ku dhihid.
page : 51 of 53
<< < 46 47 48 49 50 51 52 53 >