Ereyga Maanta: bedertami
jugeysasho  eeg jugeyso. ld jugeysad, jugeysi, jukeysad, jukeysasho, jukeysi.
jugeysi  ld jugeysasho.
jugeyso  1. Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho. 2. Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.
jugley  (bot.) Shimbir weyn oo ay goroyada isku bahyihiin, oo aan duullimaad dheer samayn karin.
jugleyn  (daaw.) Hirar cadaadis ah oo is daba joog ah oo dhex maraya halbowle waxaana keenay iskuroorka hannaansan ee muruqa qolka bidix ee wadnaha, sidaas darteed waxay u dhigmaan xawliga garaaca wadnaha inta goor uu wadnuhu (garaaco/daqiiqaddiiba) waxa si sahal ah looga dareemi karaa halbowlayaasha meel soke ku yaal, sida halbowlaha kalka dibadeed ee tagoogta (radial artery) ama halbowlaha luqunta (karotid artery).
jugux  Cod la maqlayo marka wax la laqayo.
jujuub1  ld jajuub¹. jujuub2  ld jajuub². jujuubid  ld jajuubid.
jukee  1. ld jugee (1). Si isdabajoog ah wax u tumid 2. Dhar la dhaqayo baaf iwm gudihiisa ku garaacid ama ku xafuujin.
jukeyn  eeg jukee. ld jugeyn.
jukeys  ld jugeyn.
jukeysad  ld jugeysasho.
jukeysasho  ld jugeysasho.
jukeysi  ld jugeysasho.
jukeyso  ld jugeyso.
julul1  Gardarro; Gaboodfal. julul2  Gardarro cid ku samayn. jululid  eeg julul².
jumbur  J. ah: qof ama xoolo bar yar.
jumlad  ld jimlo.
jumlee  ld jimlee.
jumleyn  ld jimleyn.
jumleys  ld jimleyn.
jumleysad  ld jimleysasho.
jumleysasho  ld jimleysasho.
jumleysi  ld jimleysasho.
jumleyso  ld jimleyso.
jumlo  ld jimlo.
jundi  Col tiro badan ka kooban.
page : 50 of 53
<< < 45 46 47 48 49 50 51 52 53 >