Ereyga Maanta: nadalo
nabdaaddin  ld nabdaaddiyid.
nabdaaddis  ld nabdaaddiyid.
nabdaaddiyid  eeg nabdaddi². ld nabdaaddin, nabdaaddis.
nabdaadid  eeg nabdaad.
nabdaado  Salaan; bariido.
nabdaado1  Si cabsi ku jirto uga kicidda hurdada. nabdaysad  ld nabdaysasho.
nabdaysasho  eeg nabdayso. ld nabdaysad, nabdaysi.
nabdaysi  ld nabdaysasho.
nabdayso  Cid salaamid.
nabdi  1. Dad colaadi dhextaal heshiisiin. 2. Cid salaamid.
nabdid  eeg nabad².
nabdin  eeg nabdi.
nabid  eeg nab. ld naabid.
nabiib1  ld namiin¹. nabiib2  ld namiin². nabiibid  ld namiinid.
nabiibnimo  ld namiinnimo.
nabiiso  Ul rabadh ka samaysan oo bilayska dadka ku kala eryaan.
nabiyad  Saxan weyn; siiniyad.
nabmid  eeg naban¹.
nabnaan  eeg naban². ld naabnaan.
nabnaansho  eeg nabnow. ld naabnaan.
nabnow  Wax naban ah noqosho.
nabran  Wax nabar ku dhacay ahaansho.
nabranaan  eeg nabran. ld nabranaansho.
nabranaansho  ld nabranaan.
nabraysan  ld nabarraysan.
nabraysasho  eeg nabrayso.
nabraysnaan  ld nabarraysnaan.
page : 8 of 35
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>