Ereyga Maanta: hirqad
raran3   Gaadiid wax culaab la saaray ahaansho. rarangubyo  ld rarangubyood.
rarangubyoo   Carro qorraxdu kululaysay cago kaga gubasho.
rarangubyood  eeg rarangubyoo.
raransan   Cunto wax raran ku bislaatay ahaansho.
raransanaan  eeg raransan. ld raransanaansho.
raransanaansho  ld raransanaan.
raransasho  eeg raranso.
raranso   Cunto raran ku bislaysasho.
rarasho  eeg raro.
rarid  eeg rar². ld raris, rarmo.
raris  ld rarid.
rarmi   Wax raran muddo yar dhexgelin.
rarmid  eeg raran².
rarmin  eeg rarmi. ld rarmis.
rarmis  ld rarmin.
rarmo  ld rarid.
rarnaan  eeg raran². ld rarnaansho.
rarnaansho  ld rarnaan.
raro1  1. Gogol caws ka samaysan. 2. Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo. raro2   Xamuul gaadiid saarasho. raroosh  R. ah: awr muddo dheer raray ahaa oo aad caato u ah.
rarooy  ld rarooyo.
rarooyo  Awrta la rarto. ld raroy.
rarrab   1. Dhismo qoryo ka samaysan, qaab sariireed leh oo maydka lagu dhaqo laguna qaado. 2. ld. rabrab (1).
rarriib1  Cadaadinta wax meel lagu cadaadiyo. rarriib2   Ku r.: Wax, meel ku cadaadin. rarriibid  eeg rarriib².
rasaas  1. Xabbad. 2. Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.
rasaasayn  eeg rasaasee. ld risaasayn.
page : 18 of 40
<< < 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 > >>