Ereyga Maanta: dalankacee
rahmanaansho  ld rahmanaan.
rahmid  eeg rahan³.
rahmo   Wax rahan ahaan u dhiibasho.
rajab  Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.
rajakoris1  R. ah: nin haya carruur hooyadood dhimatay. rajakoris2  1. Dabshidka iyo irridda meesha u dhexeysa. 2. Naag naxariis badan. rajal   Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux.
rajannimo  Ilmo yar rajo ahaansho. ld rajaynimo.
rajay1  Wiil yar oo hooyadii dhimatay. rajay2  Gabar yar oo hooyadeed dhima-tay. rajayn  eeg rajee.
rajayn1  eeg rajee. ld rejeyn. rajaynnimo  ld rajannimo.
rajci   Qof ka soo horjeeda horumarka nololeed; dibusocod.
rajcinnimo  Rajci ahaansho (qof).
rajciyad  Fikrad dibusocodnimo.
rajee1   Ilmo yar rajo ka dhigid. rajee2   Filasho. ld rejee. rajiimi   1. Dheri si tartiib ah deb uga qaadid. 2. Sheydaan iska naarid. “Shaydaanka iska rajiimi.”
rajiimin  eeg rajiimi. ld rajiimis.
rajiimis  ld rajiimin.
rajmi1  Dhagax ku dilidda qof sinnaystay. rajmi2   Qof nikaax xalaal ah soo maray oo sinaystay dhagax ku dilid. rajmiyid  eeg rajmi².
rajo1  Ilmo yar-yar oo hooyadood dhimatay. rajo2  Filashada la filanayo wax la heli doono. ld rejo. rajokoris  Dabshidka iyo aqalka meesha u dhexeysa.
rajoobid  eeg rajow.
rajow   Ilmo yar rajo noqosho.
rakaab   1. Bir ka lalmata kooraha labadiisa dhinac midkood. 2. Qoryo ceelasha afkooda lagu sameeyo si loogu shubo ama loogu galo. 3. Dad gaadiid raacay.
page : 14 of 40
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>