Ereyga Maanta: nadalo
duufso  Cid fal xun in ay samayso u hor kicid.
duufso1  ld diifso. duug1  Wax muddo badan lagu dhaq- mayey. duug2  (taar.) (qadiim) Waxay tilmaamaysa waayadii hore, xilliyadii Masaaridii hore, Giriiga, iyo Roomaanka. duug3  1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld duugid. duug4  1. Wax xabaalid. 2. Qof muruqyadu xanuunayaan u daliigid. 3. Harag iwm jilcin. 4. Geellisid. duugan1  Wax la xabaalay noqosho. duugan2  Wax la xabaalay ahaansho. duugid  eeg duug³. ld duug² (2), duugis.
duugis  ld duugid.
duugkufaar  Hanti weyn oo ka kooban badanaa dahab iwm oo ummado hore looga haray.
duugmid  eeg duugan¹.
duugmo  1. Daliigidda qof muruqyadu xanuunayaan la daliigo. 2. Jilcinta harag la jilciyo, iyada oo la daliigayo.
duugnaan  eeg duugan². ld duug-naansho.
duugnaansho  ld duugnaan.
duugoobid  eeg duugow². ld duugow¹.
duugow1  ld dugoobid. duugow2  Duug noqosho (wax). duuh  I tus.
duul1  (baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, kaas oo ka kooban tiro sinjiyaddoodu ay isku egyihiin ama ay isku dhawyihiin. duul2  1. Dad aad u badan oo aan la aqoon. 2. Jinni. duul3  1. Diyaarad, shimbir iwm hawada dhexdeeda marid. 2. Diyaarad iwm ku safrid. duul4  Dad badan in ay dagaal qaadaan u bixid. duulaa  Halaq halis ah, boodda dheer oo madow.
duulal  ld duul¹ (2).
duulduul1  1. Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan cidi ku sifoowdo. 2. ld duulduulid. duulduul2  Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan ku kicid. duulduulid  eeg duulduul². ld duulduul¹ (2).
duule  Qof dhibaato badan, dhallin yar.
duule1  Col; qof duulaya.
page : 216 of 218
<< < 211 212 213 214 215 216 217 218 >