Ereyga Maanta: saddex-madaxle
duruf  (duruf/-fyo/-ruuf, m.dh) 1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan maran.
durug  1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.
durugsan  1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.
durugsanaan  eeg durugsan. ld dur- jisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.
durugsanaansho  ld durugsanaan.
durugsasho  eeg durugso. ld durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad.
durugsi  ld durugsasho.
durugso  Wax meel yaal sikisasho.
duruq  ld durug.
duruqsad  ld durugsasho.
duruqsan  ld durugsan.
duruqsanaan  ld durugsanaan.
duruqsanaansho  ld durugsanaan.
duruqsasho  ld durugsasho.
duruqsi  ld durugsasho.
duruqso  ld durugso.
duruuf  1. ld duruufo. Xaalad lagu suganyahay. 2. eeg duruf.
duruufo  ld duruuf (1).
duruus  eeg dersi.
duryamid  ld guryamid.
duryan1  ld guryan¹. duryan2  ld guryan². duryid  eeg duri².
dus  1. Ka d.: wax ciriiri ah dhex marid. 2. Ka d.: wax ka hoos bixid.
dusaa  Cuddaar.
dusi  Ka d.: wax, wax kale dhex tararsiin.
dusid  eeg dus.
dusin  eeg dusi.
dusmee  Ka d.: kayn iwm dhuundhuumasho ku dhex marid.
dusmeyn  eeg dusmee.
page : 212 of 218
<< < 207 208 209 210 211 212 213 214 215 216 217 > >>