Ereyga Maanta: gurguurto
niibaati  Fuur ama guf meel daloosha lagu buuxiyo.
niiban  1. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho. 2. Wax si adag meel ugu dheggan ahaansho.
niibasho  eeg niibo.
niibee  Badar iwm wax sibxanaya ka dhigid.
niibeyn  eeg niibee.
niibid  eeg niib².
niibkeen1  ld nibkeenid. niibkeen2  Ka n.: arrin ka guul gaarid. ld libkeen². niibkeenid  eeg niibkeen². ld libkeen¹, libkeenid, niibkeen¹.
niibnaan  eeg niiban. ld niibnaansho.
niibnaansho  eeg niibnow. ld niibnaan.
niibo  1. Ku n.: wax meel daloosha ku buuxsasho. 2. Dhegaha n.: xayawaan aad u ordid. 3. Dhego furaysasho.
niiboobid  eeg niibow². ld niibow¹.
niibow1  Ka sibxashada ay wax sibxadaan laba gacmood dhexdood iwm. ld niiboobid. niibow2  Wax sibxanaya oo aan gacantu qabaneyn noqosho. niiko  Ciyaar meelo badan oo calamka ah laga dheelo taas oo uu qofka ciyaarayo dhexda luxo.
niil  Feeraha geel saddexda ugu dambaysa oo xiga lugta dambe; mayraq.
niinf  (c.nafl.) Heer ay maraan xasharaadka qaarkood intaayan weynaan sida: kaboyaaga marka ukunta ka soo baxaan niinfigu waxay u egyihiin kuwa waaweyn; waxay kaga duwan yihiin oo keliya: a) way ka yaryaryihiin; b) baalal uma soo wada bixin; c) mana baaluqin.
niis  Ciid jilicsan oo aan boor lahayn oo togaggu keenaan.
niishaab1  ld nishaab¹. niishaab2  ld nishaab². niishaaban1  ld nishaaban¹. niishaaban2  ld nishabaan². niishaabid  ld nishaabid.
niishaabmid  ld nishaabmid.
niishaabnaan  ld nishaabnaan.
niishaabnaansho  ld nishaabnaan.
niishaabtamid  ld nishaabtamid.
niishaabtan1  ld nishaabtamid. niishaabtan2  ld nishaabtan².
page : 25 of 35
<< < 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 > >>