Ereyga Maanta: saddex-madaxle
nishaaban1  Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay noqosho. ld niishaaban¹. nishaaban2  Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay ahaansho. ld niishaaban². nishaabid  eeg nishaab². ld niishaabid.
nishaabmid  eeg nishaaban¹. ld niishaabmid.
nishaabnaan  eeg nishaaban². ld niishaabnaan, niishaabnaansho, nishaabnaansho.
nishaabnaansho  ld nishaabnaan.
nishaabtamid  eeg nishaabtan². ld niishaabtamid, niishaabtan¹, nishaabtan¹ (2).
nishaabtan1  1. ld niishaabtan 1. Tartan dadku ku tartamaan shiishka. 2. ld nishaabtamid. nishaabtan2  1. Shiish ku tartamid. 2. Shiish u tababarasho. ld niishaabtan². nishaad  ld nashaad.
nishaaddaysan  ld nashaaddaysan.
nishaaddaysnaan  ld nashaaddaysnaan.
nishaaddaysnaansho  ld nashaaddaysnaan.
nisyar  Wax baaxaddiisa, laxaadkiisa iyo jimirkiisu yaryahay ahaansho (qof).
nisyaraan  eeg nisyar. ld nisyaraansho.
nisyaraansho  ld nisyaraan.
nisyari  Yaraanta baaxadda, laxaadka iyo jimirka ee qof leeyahay.
nitaaqayn  ld hantaaqayn.
nitaaqee  ld hantaaqee.
nitaaqo  ld hantaaqo.
nitaaqoo  ld hantaaqoo.
nitaaqood  ld hantaaqood.
nixi  Ka n.: cid naxdin ku abuurid.
nixid  eeg nax.
nixin  eeg nixi.
niyad  ld niyo.
niyadjab1  ld niyajab¹. niyadjab2  ld niyajab². niyadjabsan  ld niyajabsan.
niyadjabsanaan  ld niyajabsanaan.
page : 28 of 35
<< < 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 > >>