Ereyga Maanta: nadalo
niyakacsanaan  eeg niyakacsan. ld niyakacsanaansho.
niyakacsanaansho  ld niyakacsanaan.
niyakici  Cid niyakac ku abuurid.
niyakicid  ld hiyikicid.
niyakicin  eeg niyakici.
niyasamaan  eeg niyasan. ld niyadsamaan, niyadsamaansho, niyadsami, niyadsamo.
niyasamaansho  eeg niyasamow. ld niyasamaan.
niyasami  ld niyasamaan.
niyasamo  ld niyasamaan.
niyasamow  Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. ld niyadsamow.
niyasan  Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.
niyaxumaan  eeg niyaxun. ld niyadxumaan, niyadxumaansho, niyadxumi, niyadxumo.
niyaxumaansho  eeg niyaxumow. ld niyaxumaan.
niyaxumi  ld niyaxumaan.
niyaxumo  ld niyaxumaan.
niyaxumow  1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.
niyaxun  1. Qof aan daacad ahayn ahaansho. 2. Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.
niyeysad  ld niyeysasho.
niyeysasho  eeg niyeyso. ld niyeysad, niyeysi.
niyeysi  ld niyeysasho.
niyeyso  Wax in la helo filasho.
niyo  1. Meesha damaca, jacaylka, xumaha iwm dadku ku qaado. 2. Rabitaan wax loo hayo. ld niyad.
niyoo  U n.: hanti iwm wax dartii u bixin.
niyood  eeg niyoo.
niyooroofilis  (baay.) Nooc ugu caansan unugyada cadcad, kuwaas oo bannaanka uga bixi kara qulqulka dhiigga una gudbi kara nudaha jidhka si ay u soo dabaan bakteeriyada meel kasta oo ay jidhka ka weerarto. Unugyadani markay dhintaan waxay noqdaan malax.
niyurooloji  (daaw.) Barashada qaabdhiska, shaqada, iyo cudurrada qaybta maskaxda, xangullada iyo dareenwdayaasha.
niyuuratoon  (kiim.) Saxar saleed ku jira bu'da, leh cuf le'eg ka borotoonka mase leh saldanab. Xaaladaha qaarkood, niyuutaroonku waxa uu u mataataxaa orotoon, elektaroon iyo lid-niyuutariino aan celceliska cimrigoodu ka badanin 12 daqiiqo, marka ay ka baxaan bu'da atamka.
nofembar  ld noofembar.
noh  Hawo kulul oo muddo yar socota.
nohnoh1  1. Socod deg-deg ku jiro oo nafley gaajaysan ama harraadani ay samayso marka ay u jeedaan meel biyo ama cunto leh. 2. N. ah: wax mataatax noqday.
page : 30 of 35
<< < 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 >