Ereyga Maanta: jaw
nijaar  ld najaar.
nijaarnimo  ld najaarnimo.
nijaas1  ld najaas¹. nijaas2  1. (dii.) ld najaas². 2. Wax aan daahir ahayn. 3. Wax daahirnimada buriya. nijaasaysan  Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.
nijaasaysnaan  eeg nijaasaysan. ld najaasaysnaan, najaasaysnaansho, nijaasaysnaansho.
nijaasaysnaansho  ld nijaasaysnaan.
nijaasee  ld najaasee.
nijaaseyn  ld najaaseyn.
nijaasnimo  ld najaasnimo.
nijaaso  ld najaaso.
nijaasoobid  ld najaasobid.
nijaasow  ld najaasow.
nikaax1  Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya. nikaax2  Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi. nikaaxi  ld nikaax².
nikaaxid  eeg nikaax². ld nikaaxin.
nikaaxin  ld nikaaxid.
nikaaxsan  Ku' n./u n.: naag nikaax ku xiranyahay ahaansho.
nikaaxsanaan  eeg nikaaxsan. ld nikaaxsanaansho.
nikaaxsanaansho  ld nikaaxsanaan.
nikaaxsasho  eeg nikaaxso.
nikaaxso  1. Naag nikaax ku xirasho (nin). 2. Naag, nin guursasho.
nikal  (kiim.) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka oo dabiici ahaan u jira isagoo salfaydh ama silikeyt ah. Nikalka waxa loo adeegsadaa kalkaaliye ahaan marka la samaynaayo falgalka haydarojiineynta ee alkiinada, sida soo saaridda margariin, iyo birdhafyada lacagta. Summad Ni; bartadhalaalka 1450 C ; cufnaanta 8.9; tirada atamka 28; cufka atamka 58.7.
nikotiin  Maaddo aadanaha wax yeeleysa oo laga helo tubaakada.
nimcad  ld nicmo.
nimcee  ld nicmee.
nimceyn  ld nicmayn.
nimceysan  ld nicmeysan.
nimceysnaan  ld nicmaysnaan.
page : 26 of 35
<< < 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 > >>