Ereyga Maanta: saddex-madaxle
orgeysnaansho  ld orgeysnaan.
orgi  Laboodka aricadka.
orgobbe  1. Shabeel lab oo qooqan oo dad cun ah. 2. Qof dhaqan bahal leh.
orgoo  Sac ama ri' wax boodid u baahan noqosho.
orgood  eeg orgoo.
orgoodqab  Sac ama ri'wax la booday noqosho.
orgoodqabid  eeg orgoodqab.
orgootay  ld orgootow.
orgootow  Neef dheddig oo marar badan inta orgootay aan rimin. ld orgootay.
ori  1. Kor u dhawaaqid. 2. Cod dheer ku heesid. ld orri.
orin  eeg ori. ld oris, orrin, orris.
oris  ld orin.
ormayn  eeg ormee.
ormaysii  Wax meel isugu soo uruurin.
ormaysiin  eeg ormaysii.
ormee  Ormo sameyn.
ormo  Koox. ld hormo.
orod1  Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor. orod2  Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid. orodsii  Wax inuu ordo ku kellifid. ld ordisii.
orodsiin  eeg orodsii. ld ordisiin, ordisiis, orodsiis.
orodsiis  ld orodsiin.
oroh  ld oraah.
oroob1  Socdaal dheer oo herinta meel fog u ugaarsi tageyso, iyadoo awr raranaysa sahayna qaadanaysa, oo maqnaanaysa bil ama laba. oroob2  Socdaal dheer oo ay dumarku meel fog ugu caws doontaan iyagoo badan, qaatana awr iyo sahay, kuna qaadata muddo aan ka yareyn bil. orrax  ld qorrax.
orraxayn  ld qorraxayn.
orraxaysad  ld qorraxaysasho.
orraxaysan  ld qorraxaysan.
orraxaysi  ld qorraxaysasho.
page : 9 of 10
<< < 4 5 6 7 8 9 10 >