Ereyga Maanta: dambeeto
xammisnaan  eeg xammisan. ld xam-misnaansho.
xammisnaansho  ld xammisnaan.
xammur  ld xamur.
xammuul   Rar; qaad. ld xamuul.
xammuurad  Ciid cas oo dharka cad lagu guduudiyo; sabakh.
xammuuradayn  eeg xammuuradee.
xammuuradaysan   Wax xammuurad la geliyey ahaansho (dhar).
xammuuradaysnaan  eeg xammuura-daysan. ld xammuuradaysnaansho.
xammuuradaysnaansho  ld xammuura-daysnaan.
xammuuradee   Dhar xammuurad gelin.
xamo   Qof maqan xumo ka sheegid.
xamur  1. Geed gobka u eg kase gaaban oo miro laf adag oo la cuno leh. 2. Badar la dubay midkiisa buc-buca.
xamuul  ld xammuul.
xamxam  ld hamham.
xamxamaa  Geed-quwaax xabagtiisa la cuno.
xamxamlee   ld ham-hamlee.
xamxamleyn  ld hamhamleyn.
xan  Xumo ka sheegidda qof maqan (xumo laga sheego).
xanaaji   Ka x.: qof in uu xanaaqo badid.
xanaajin  eeg xanaaji.
xanaakad  ld xanaakadayn.
xanaakadayn  eeg xanaakadee. ld xanaa-kad.
xanaakadee   Cid xanaakad u jeedin.
xanaanada xoolaha  Barashada cilmiga xannaanaynta xoolaha.
xanaaq1  Caro; dhirif; dhiidhi. xanaaq2   Caro muujin (qof); carood; dhirifid. xanaaqid  eeg xanaaq².
xanaaqsan   Wax caro hayso ahaansho.
xanaaqsanaan  eeg xanaaqsan. ld xanaaqsanaansho.
xanaaqsanaansho  ld xanaqsanaan.
page : 18 of 60
<< < 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 > >>