Ereyga Maanta: gadaalabbar
xalliiban  1. Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar-raxin, nadiifnimadii ka badatay. 2. Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
xallin1  eeg xalli². xallin2  eeg xalli³. ld xallis. xallis  ld xallin².
xallisan1  Wax la xalliyey noqosho. xallisan2  Wax la xalliyey ahaansho. xallismid  eeg xallisan¹.
xallisnaan  eeg xallisan². ld xallisnaan-sho.
xallisnaansho  ld xallisnaan.
xalnaan  eeg xalan. ld xalnaansho.
xalnaansho  ld xalnaan.
xalus  Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos-teeda ku yeeshaan. ld xulus.
xaluul  ld xuluul.
xaluulad  ld xuluulasho.
xaluulasho  ld xuluulasho.
xaluulo  ld xuluu-lo.
xalwad  Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno.
xalwo  ld xalwad.
xalxal1  Barbarar jilicsan oo oogadu yeelato, inta haragga hoostiisa biyo iyo dhacaan ku soo joogsadaan. xalxal2  Nabar caalliray barar iyo biyo yeelasho. xalxali  Wax xalxalay ka dhigid (nabar).
xalxalid  eeg xalxal².
xalxalin  eeg xalxali.
xamaal1  ld xammaali. xamaal2  ld xam-maal². xamaali  ld xammaali.
xamaalid  ld xammaalid.
xamaalinnimo  ld xammaalinnimo.
xamaamo  ld xamaan.
xamaan  Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamaamo.
page : 15 of 60
<< < 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 > >>