Ereyga Maanta: nadalo
faash2  ld faas². faashad1  Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka. faashad2  eeg faasho. faashid  ld faasid².
faasho  Faal dhigasho.
faashow  ld faalallow.
faasid1  Qof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay. faasid2  eeg faas². ld faashid. faasiq  Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.
faasiqnimo  Faasiq ahaansho. ld faa- suqnimo.
faasuq  ld faasiq.
faasuqnimo  ld faasiqnimo.
faataa  ld faataadhugle.
faataadhugle  Qof faan badan oo sheegta wax uusan ahayn. ld faataa.
faataadhuglee  Faataadhugle samayn. ld faataalee.
faataadhugleyn  eeg faataadhuglee. ld faataalayn.
faataalayn  ld faataadhugleyn.
faataalee  ld faataa- dhuglee.
faataxayn  eeg faataxee.
faataxaysad  ld faataxaysasho.
faataxaysasho  eeg faataxayso. ld fataxaysad, faataxaysi.
faataxaysi  ld faataxaysasho.
faataxayso  Faataxo akhrisasho.
faataxee  Faataxo akhriyid.
faataxo  Suuradda ugu horreysa kitaabka Qur'aanka kariimka.
faax1  1. Nacas. 2. ld faafid. 3. ld feex. faax2  ld faaf². faaxi  1. Bur, badar iwm khamiirin. 2. ld faafi.
faaxid  ld faafid.
faaxin  ld faafin¹.
page : 7 of 73
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>