Ereyga Maanta: bedertami
huumammow  ld hiimammow.
huumammowsad  ld hiimammowsasho.
huumammowsasho  ld hiimammowsasho.
huumammowsi  ld hiimammowsasho.
huumammowso  ld hiimammowso.
huunfey  Haad hilib cun ah oo wax dafa.
huunyo  Deris ku nool yaryar oo digaagga gasha.
huuq  Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay.
huur1  Kulayl hawo la'aani keentay. huur2  (fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada. huur3  Nafley kulayl dareemid. huur-beeg  (fiis.) Qalab loo sameeyay in lagu cabbiro huur u eegidda (huurka la isu eegayo hawada inta ku jirta uumi biyood iyo inta ay qaadi karto) gibilka.
huur-tuse  (fiis.) Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tusinta wuxuu u adeegsadaa isbeddellada ku dhaca muuqaalka iyo addimada walax.
huur-u-eegid  (fiis.) Saamiga u dhexeeya xaddiga dhabta ah ee uumibiyooodka ku jira mug lagu siiyay ee hawada ah iyo xaddiga ku jiri lahaa iyadoo heerkulku isku midyahay, badanaa waxaa lagu tibaaxaa boqolley.
huuri1  Gaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto. huuri2  1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid. huurid  eeg huur².
huurin  eeg huuri³.
huuro  Wasaq ilkuhu yeeshaan.
huursad  ld huursasho.
huursan  1. Wax meel kulul la geliyey ahaansho. 2. Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).
huursanaan  eeg huursan. ld huursanaansho.
huursasho  eeg huurso. ld huursad, huursi.
huursi  ld huursasho.
huurso  Wax meel huur ah gashasho.
huutaan  H. ah: nafley aad caato u ah.
huwad  ld huwasho.
huwan1  Dad dano gaar ah heshiis ku ah. huwan2  Cid wax ku daboolan ahaansho. ld hugan² (2). huwanaan  eeg huwan². ld huwa-naansho.
page : 92 of 93
<< < 87 88 89 90 91 92 93 >