Ereyga Maanta: firikhi
jirroole  Qof aan caafimaadkiisu wanaagsanayn; qof jirro badan.
jirrow  Biyo culus dhano ah oo geela u fiican.
jirsad  ld jirsasho.
jirsan  Wax roob laga asheeriyey ahaansho.
jirsanaan  eeg jirsan. ld jirsanaansho.
jirsanaansho  ld jirsanaan.
jirsasho  eeg jirso. ld jirsad, jirsi.
jirsi  ld jirsasho.
jirsii  Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.
jirsiin  eeg jirsii. ld jirsiis.
jirsiis  ld jirsiin.
jirso  1. (f.g) Roob meel dhisan ka gelid. 2. (f.mg) U j.: meel ama wax in qiyaas ah ka durugsanaan.
jirtoo  eeg jir 2 (6).
jirxumaan  eeg jirxun. ld jirxu-maansho.
jirxumaansho  ld jirxumaan.
jirxumayn  eeg jirxumee. ld jirxu-mays.
jirxumays  ld jirxumayn.
jirxumee  U j.: Weji aan furfurnayn iyo caro cid u muujin.
jirxumo  1. Caato iyo nafaqadarro nafley jirkeeda ka muuqata. 2. Adkaysi la'aan uu jir u leeyahay difaaca cudurrada maqaarka.
jirxun  1. Wax caato iyo nafaqdarro hayso ahaansho. 2. Wax camal xun ahaansho (qof). 3. Wejitub iyo caro layska muujiyo, si cid lagu fogeeyo.
jisaar  ld jasaar.
jisaarnimo  ld jasaarnimo.
jisad  ld jiso.
jisaddarro  Abaaldarro.
jisadkaddare  ld jisakaddare.
jisakaddare  Abaalkii loo galay, wax xun ku guda (qof); qfkii wanaag u gala, ka abaaldhaca. ld jisadkaddare.
jiscimasho  ld jicsimasho.
jiscimaysan  Wax jiscin leh ahaansho (wadaan).
jiscimaysnaan  eeg jiscimaysan. ld jiscimaysnaansho.
jiscimaysnaansho  ld jiscimaysnaan.
page : 45 of 53
<< < 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 > >>