Ereyga Maanta: tefiir
werdiyid  eeg werdi².
weref1  ld waraf¹. weref2  ld waraf². werfid  ld warfid.
weri  ld wari.
werin  ld warin.
weris  1. ld waris. Nooc ka mid ah dhirta. 2. ld waris. Dhoobo loo adeegsado si loo midibeeyo dharka ama timaha. 3. ld warin.
weriye  ld wariye.
wershed  ld warshad.
werwer1  ld walwal¹. werwer2  ld walwal². werweri  ld walwali.
werwerid  ld warwarid.
werwerin  ld walwalin.
werwersan  ld walwalsan.
werwersanaan  ld walwalsanaan.
werwersanaansho  ld walwalsanaan.
wesiif  Kalluun aad u yaryar oo u eg sar-diinka.
wesin  Goor, waqti.
wey  Hilib uu ka soo gooyo halgamuhu neefka uu soo dilo.
weyaan  ld weeye.
weyd  W. ah: nafley caato ah.
weydaar1  Isdhaaf; gudub. ld weydaarid. weydaar2  Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid. weydaarasho  eeg weydaaro.
weydaari  1. Dhaafi; gudbi. 2. Is w.: is dhaafin.
weydaarid  eeg weydaar². ld weydaar¹.
weydaarin  weydaari.
weydaaro  1. Wax dhaafid. 2. Wax dabamarid.
weydaarsan  Wax, wax kale dhaafsan ahaansho.
page : 34 of 40
<< < 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 > >>