Ereyga Maanta: bedertami
guro2  1. (f.g) Wax meel yaal ka qaadasho. 2. (f.g) Miro geed ka goosasho. 3. (fg.) Cunto iwm weel ka baxsasho. 4. (f.mg) Kala g.: wax lagu tartamayey kala badin waayid. 5. (f.mg) Kala g.: waxyaalo isku dhex jiray kala saarid. 6. (f.mg) Kala g.: col is-hor fadhiya dib u kala qaadasho. 7. (f.mg) La g.: hadallo qadaf ah isdhaafsasho. 8. (f.mg) Dib u g.: si tartiib ah xeeladi ku jirto gadaal ugu noqosho. gurood  Wadda yar; wadiiqo; diqdiq.
gurrac  Qallooc; dabcixumo.
gurrac2  Wax qalloocin. gurracan1  Wax la gurracay noqosho. gurracan2  Wax la gurracay ahaansho. gurracmid  eeg gurracan¹.
gurracnaan  eeg gurracan². ld gurracnaansho.
gurracnaansho  ld gurracnaan.
gurran  Qof adeegsiga gacanta bidix ku badsada ahaansho.
gurranaan  eeg gurran. ld gurra- naansho.
gurranaansho  ld gurranaan.
gurraysan  Ilmo yar wax niyadda laga dilay ahaansho.
gurraysnaan  eeg gurraysan. ld gurraysnaansho.
gurraysnaansho  ld gurraysnaan.
gurree  Ilmo yar niyadda laga dilay ahaansho.
gurreyn  eeg gurree.
gurricid  eeg gurrac².
gurro  Dhibaatada niyadda ka gaarta ilmo ay korisay naag aabbihii qabo.
gursasho  eeg gurso.
gurso  Dheri dab saaran, dhul iwm dareere dhuuqid.
gurub  G. ah: digir yar oo ku harta beer la gurtay.
gurubsad  ld gurubsasho.
gurubsasho  eeg gurubso. ld gurub- sad, gurubsi.
gurubsi  ld gurubsasho.
gurubso  Wax meel daadsan mid mid u qaadasho.
guruddambays  Wiil ama gabar hooyo ku dhalmaddeysay oo wax ay dhasho ugu dambaysa. ld garuddambays.
guruf  Qolofta qaraha marka buruqda laga cuno.
gurumo  G. ah: ri'geeso gaagaaban.
guruurctamid  eeg guruuructan.
page : 97 of 102
<< < 92 93 94 95 96 97 98 99 100 101 102 >