Ereyga Maanta: saddex-madaxle
gungaar1  ld gungaarid. gungaar2  Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid. gungaarid  eeg gungaar². ld gungaar¹.
gungume  ld guggume.
gungunnaf  Oraho ama falal cid sameyso oo keeni kara iska hor imaad.
gunjis  (muus.) Durbaan yar oo u eg midka la yiraahdo mokhoddon, waxaana loo adeegsadaa ciyaarta aw-daare.
gunnad  Weel yar oo caw, dun iwm ka samaysan oo leh midabyo badan iyo aabbur waxyaabaha udgoon oo la shito lagu rito.
gunnee  1. Cid gunno siin. 2. Caano sanka u saarid sac aan godlanayn oo la doonayo in la liso.
gunneyn  eeg gunnee. ld gunneys.
gunneys  ld gunnayn.
gunnimo  Gun ahaansho.
gunno  1. Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay. 2. Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.
guno  ld gunno.
gunray  ld gunre.
gunre  Geedquwaax qodax iyo xabag leh oo ka mid ah dhirta dawada. ld gumre, gunray, gunro.
gunro  ld gunre.
gunrog1  G. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay. gunrog2  Wadaan, jawaan, iwm gudihiisa kor soo marin. gunrogan  Wax la gunrogey ahaansho.
gunrogid  eeg gunrog².
gunrognaan  eeg gunrogan. ld gunrognaansho.
gunrognaansho  ld gunrognaan.
guntamid  eeg guntan¹.
guntan1  1. Xarig iwm wax la guntay noqosho. 2. Dhiig iwm wax fariistay noqosho. guntan2  1. (f.g) Wax qaarka dambe maro uga xiran ahaansho. 2 (f.mg) Xarig iwm wax guntin leh ahaansho. 3. (f.mg) Dhiig iwm wax fadhiya ahaansho. guntanaan  eeg guntan. ld guntanaansho.
guntanaansho  ld guntanaan.
guntane  Bayd faal oo manjaha ka ah labo, saddexda hogood oo kalana min hal.
guntasho  eeg gunto.
gunti1  1. Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha. 2. Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.
page : 93 of 102
<< < 88 89 90 91 92 93 94 95 96 97 98 > >>