Ereyga Maanta: tefiir
tallaalnaansho  ld tallaalnaan.
tallamid  eeg tallan². ld tallan¹ (2).
tallan1  1. Laballaabow; shaki; walaac. 2. ld tallamid. tallan2  Ka t.: wax samayntooda ku fekerid. talleeji  ld kalleeti¹.
talli  Saaruq.
tallooji  ld kalleeti¹.
tallowsan  ld tallaabsan.
tallowsanaan  ld tallaabsanaan.
tallowsanaansho  ld tallaabsanaan.
talmas  (c.nafl.) Qayb ka tirsan maskax-horaadka lafdhabarleyda oo ku taalla aybotalamaska korkiisa. Waxay wararka dareenka u gudbisaa lakabyaga maskax horaadka, waxa kale oo ay ku shuqul leedahay u beddelidda gujooyinka dareemo wacyi leh.
talo  Fikrad wax ku ool ah oo cid tuseysa sidii uu wax u qabsaan lahaa.
talqiin  1. (dii.) Hadallo duco iyo dardaaran isugu jira oo qof dhintay xabaashiisa lagu kor akhriyo. 2. Qof sakaraad ah oo towxiidka loo laqimayo. ld taqliin.
taltaal  1. Cid hawl ay hayso ka jeedin. 2. Balaayo cid ku dhicid.
taltaalid  eeg taltaal.
taltalliini  (riw.) Aktarka majaajillada sameeya oo dadka ka qososhiya.
taluul1  Boor, qiiq iwm oo samada isku taaga. taluul2  Boor, qiiq iwm kor isu taagid. taluulan1  Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho. taluulan2  Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay ahaansho. taluulid  eeg taluul².
taluulmid  eeg taluulan¹.
taluulnaan  eeg taluulan². ld taluul-naansho.
taluulnaansho  ld taluulnaan.
tamanda'1  Hadal aan madax iyo manjo midna lahayn; cantar. tamanda'2  Hadal badan oo aan murti lahayn ku hadlid. tamandho  Yaanyo.
tamandi'id  eeg tamanda'².
tamar1  ld tabar. tamar2  (fiis.) Summad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.
page : 18 of 60
<< < 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 > >>