Ereyga Maanta: xaadi
xuruubbamid  ld xaruumid.
xuruubban1  ld xaruun¹. xuruubban2  ld xa-ruun². xuruuf  eeg xaraf.
xuruumid  ld xaruumid.
xuruun1  ld xaruun¹. xuruun2  ld xaruun². xus1  1. Allabari cid dhimatay loo sameeyo. 2. Damaashaad loo sameeyo dhacdo taariikh leh. xus2  1. Wax soo hadal qaadid. 2. Cid dhimatay Allabari u samayn. 3. Dhacdo tariikh leh xaflad u samayn. xusan  Wax la xusay ahaansho.
xushlayn  eeg xushlee.
xushle  1. Orod laafyo badan. 2. Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.
xushlee  Orod xushle ah ordid.
xushmad  ld xushmo.
xushmadarro  Xushmo la'aanshada.
xushmadayn  ld xushmayn.
xushmadee  ld xushmee.
xushmayn  eeg xushmee. ld xushma-dayn.
xushmee  Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee.
xushmo  Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.
xusid  eeg xus².
xusli  1. (f.g) Wax dhudhun ku cabbirid. 2. (f.mg) U x.: wax ama cid u iilasho. 3. (f.g) Orod gaaban ordid.
xuslin  eeg xusli.
xusnaan  eeg xusan. ld xusnaansho.
xusnaansho  ld xusnaan.
xusul  ld suxul.
xusulduub1  ld xusulduubid. xusulduub2  Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid. xusulduubid  eeg xusulduub². ld xusul-duub¹.
xusullaysasho  eeg xusullayso. ld xusul-laysi.
page : 1570 of 1584
<< < 1565 1566 1567 1568 1569 1570 1571 1572 1573 1574 1575 > >>