Ereyga Maanta: tiiqtiiqsasho
xuurtayn  eeg xuurtee.
xuurtaysii  ld xuurtee.
xuurtaysiin  ld xuurtayn.
xuurtee  Cid xuurto badid. ld xuurtaysii.
xuurto  Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq.
xuurtoo  Xuurto dareemid.
xuurtood  eeg xuurtoo.
xuux  “X.!”: erey carruurta lagu yiraahdo marka la cabsiinayo.
xuuxi  Carruur wax ku cabsiin.
xuuxin  eeg xuuxi.
y  (ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee alifba'da af soomaaliga waana shibbane.
yaa1  Kuma ayaa?, tuma ayaa? yaa2  Maxaad tiri? Ku soo celi! yaa3  ld baa. yaa4  Yaan: markii qurubka diidmada 'aan 2' lagu lifaaqo amar diidmo ayuu muujiyaa. Tus. “Yaanu keenin”. yaab1  Amakaag; irkig; abyan; fajac. yaab2  1. Ku yaab/ka yaab: dhacdo qof sameeyey la fajicid. 2. U yaab: wax dhibaato uga baqid (cid). 3. Ka yaab: dhibaato ka baqid (cid). 4. Isla yaab: cid fal ay samaysay ka qoomamayn. yaabban  ld yaabsan.
yaabbanaan  ld yaabsanaan.
yaabbanaansho  ld yaabsanaan.
yaabi  Ka yaabi: cid yaab ku abuurid.
yaabid  eeg yaab². ld yaabis².
yaabin  eeg yaabi. ld yaabis(1).
yaabis1  1. Yaabis ah: aan iidaan (ama goosaar) lahayn (cunto iwm); engegan. 2. ld yaabin. yaabis2  ld yaabid. yaabsan  Wax yaab hayo ahaansho (qof). ld yaabban.
yaabsanaan  eeg yaabsan. ld yaabbanaan, yaabbanaansho, yaabsanaansho.
yaabsanaansho  ld yaabsanaan.
yaac  1. Dad, duunyo ama qalab kala firdhasho. 2. Ka soo y.: furuuruc iwm oo gada dusheeda ka soo bixid.
yaaci  Dad, duunyo ama qalab kala firdhin.
page : 1573 of 1584
<< < 1568 1569 1570 1571 1572 1573 1574 1575 1576 1577 1578 > >>