Ereyga Maanta: jaw
asraarrow  Nin cilmiga asraarta yaqaan.
astaad  ld ustaad.
astaajir  Awr badan oo isku xiriirsan oo xamuul sida.
astaamayn1  eeg astaamee. ld astayn. astaamayn2  (nax.) Astaamo lagu kala qaybiyo hadal qoran sida: hakad, joogsi, kolmo, bilo, laba dhibcood iwm. astaamaysan  Wax astaan loo yeelay ahaansho. ld astaysan.
astaamaysnaan  ld astaamaysnaansho, astaysnaan, astaysnaansho.
astaamaysnaansho  ld astaamaysnaan.
astaamee  Wax astaan u yeelid. ld astee.
astaan1  Summad. ld asto. astaan2  (nax.) Curiye muhim ah oo dhisa unugga ugu yar ee hadalka; astaan afeed baa lagu magacaabaa xiriirka ka dhexeeya macnaha (nuxurka ereyga) iyo lafdiga (qaabka ereyga). “A. kooban”: hal erey ama in ka badan oo la soo koobo, badanaana waxaa la qaataa erey waliba xarafkiisa ugu horreeya. Tus. “sh. = shilin, U.N. = United Nations”. astaan3  (daaw.) Tilmaan cudur leeyahay ama isbeddel hab hawleedyo jirka oo bukaanka laftigiisu dareemo. ld asto. astaaqfurow  ld istaaqfurow.
astakayn  ld ashtakayn.
astakee  ld ashtakee.
astako  ld ashkato.
astakoo  ld ashtakoo.
astakood  ld ashtakood.
astayn  ld astaamayn.
astaysan  ld astaamaysan.
astaysnaan  ld astaamaysnaan.
astaysnaansho  ld astaamaysnaan.
astee  ld astaamee.
asto  ld astaan¹, astaan².
astur1  1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid. astur2  1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid. asturan1  Wax la asturay noqosho. asturan2  Wax la asturay ahaansho. asturid  eeg astur². ld astur¹ (2).
asturmid  eeg asturan¹.
page : 68 of 75
<< < 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 > >>