Ereyga Maanta: tefiir
huleelin  eeg huleeli. ld huleelis.
huleelis  ld huleelin.
hulgan  Wax aan wax u dhammeystirnayn ahaansho.
hulganaan  eeg hulgan. ld hulganaan-sho.
hulganaansho  ld hulganaan.
hulge  H. ah: qof wax matare ah.
hulid  eeg hul².
hulkamid  eeg hulkan². ld hulkan¹.
hulkan1  ld hulkamid. hulkan2  Dab olol bixin. hulkujir  Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal. ld dhuumato, hulkujire.
hulkujire  ld hulkujir.
hullaab  1. Qaabka marada qaarka sare looga huwado. 2. Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo. 3. ld hullaabid.
hullaabad  ld hullaabasho.
hullaabasho  eeg hullaabo. ld hillaabad, hillaabasho, hullaabad.
hullaabid  eeg hullow. ld hillaab, hillaabid, hillaab¹ (3).
hullaabo  Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo.
hullasho  eeg hullo.
hullo  Ugu h.: cid wax ugu gambasho.
hullow  Wax ku hilid. ld hillow.
hulnaan  eeg hulan. ld hulnaansho.
hulnaansho  ld hulnaan.
hulqe  Waxmatare; liid.
hululuf  1. Maro weyn oo dumarku qaataan; saddexqayd. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shanqar maro ah.
huluul  ld xuluul.
huluulad  ld xuluulasho.
huluulasho  ld xuluulasho.
huluulo  ld xaluulo.
huluuq1  1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid. huluuq2  Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.
page : 85 of 93
<< < 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 90 > >>