Ereyga Maanta: saddex-madaxle
hudasho  eeg hudo.
huddamid  eeg huddan².
huddan1  Socod tabar darro ku jirto. huddan2  Socod tabar yar socosho; luudid. huddan3  Wax la huday ahaansho. huddanaan  eeg huddan³. ld hudda-naansho.
huddanaansho  ld huddanaan.
hudeec1  ld hadeec¹. hudeec2  ld hadeec². hudeecid  ld hadeecid.
hudid  eeg hud².
hudo  Dhar dillacsan tolasho.
hudqayl  Kuray.
huduf  Kalluun yaryar; sardiin. ld haduuf.
huf1  Shimbir hilibka cunta; dafo. huf2  1. Wax sifayn. 2. Wax kala saarid. 3. Wax jifid (gogol iwm). hufan1  1. Wax la sifeeyey ama boor laga qaaday noqosho. 2. Wax la kala saaray noqosho. hufan2  1. Wax la sifeeyey ama boorka laga qaaday ahaansho. 2. Wax la kala saaray ahaansho. 3. Qof aan ceeb lahayn ahaansho. hufi  Dab babbin.
hufid  eeg huf².
hufmid  eeg hufan¹.
hufnaan  eeg hufan². ld hufnaansho.
hufnaansho  ld hufnaan.
hug  Neef ari ah harag ka bixin. ld xug².
hugan1  Shanqar xoog leh samayn. hugan2  ld hugsan. hugasho  eeg hugo. ld hugsasho.
hugi  Dhar, derin iwm wax dusha ka saarid.
hugid  ld xogid.
hugin  eeg hugi.
page : 83 of 93
<< < 78 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 > >>