Ereyga Maanta: bedertami
dabaysho  1. Dhanka dabayshu ka imanayso, aadid. 2. Xoolo lumid.
dabbaabad  Baabuur qafilan xabbadda candiga ahi aanay karin oo lagu dagaallamo.
dabbaal1  1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid. dabbaal2  ld dabaal. dabbaal3  Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo). dabbaalad  ld dabaalasho.
dabbaalasho  ld dabaalasho.
dabbaaldeg1  1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso. dabbaaldeg2  1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadid. dabbaaldegid  eeg dabbaaldeg².
dabbaali  ld dabaali.
dabbaalid  eeg dabbaal³. ld dabbaal¹ (2).
dabbaalin  ld dabaalin.
dabbaaljoog  ld dabaaljoog.
dabbaaljoogle  ld dabaaljoog.
dabbaaljooglee  ld dabaaljooglee.
dabbaaljoogleyn  ld dabaaljoogleyn.
dabbaaljoogtee  ld dabaaljooglee.
dabbaaljoogteyn  ld dabaaljoogleyn.
dabbaaljoogto  ld dabaaljoog.
dabbaalnimo  Dabbaal ahaansho.
dabbaalo  ld dabaalo.
dabbaalsii  ld dabaali.
dabbaalsiin  ld dabaalin.
dabbaalsiis  ld dabaalin.
dabbaan1  1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo. 2. ld dabbaanid. dabbaan2  Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso. dabbaan3  Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar. dabbaanid  eeg dabbaan³. ld dabbaan¹ (2).
dabbaq  ld dabaq².
page : 19 of 218
<< < 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 > >>