Ereyga Maanta: firikhi
kuduud1  ld kaduudid. kuduud2  ld kaduud². kuduudan  ld kaduudan.
kuduudi  ld kaduudi.
kuduudid  ld kaduudid.
kuduudin  ld kaduudin.
kuduudnaan  ld kaduudnaan.
kuduudnaansho  ld kaduudnaan.
kuf1  K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan. kuf2  Nafley socota horay u dhicid. kufaar  1. eeg kaafir. 2. eeg kufri¹.
kufi  Noole socda horay u ridid.
kufid  eeg kuf². ld kufniin, kuftin.
kufin  eeg kufi. ld kufis.
kufis  ld kufin.
kufkuf1  Dhicdhicidda qof tabar yari la dhacdhaco. kufkuf2  Tabar darro awgeed dhicdhicid (nafley) kufkufid  eeg kufkuf².
kufniin  ld kufid.
kufri1  ld kaafir. kufri2  (dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid. kufrin  ld kufriyid.
kufrinnimo  Kufri ahaansho.
kufrisii  Cid kufri ka dhigid.
kufrisiin  eeg kufrisii.
kufriyid  eeg kufri². ld kufrin.
kufsad  ld kufsasho.
kufsasho  eeg kufso. ld kufsad, kufsi.
kufsi  ld kufsasho.
kufso  Qof dumar ah oo aan meher kuu ahayn iyadoo aan raalli ka ahayn xoogid.
page : 65 of 73
<< < 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 > >>