Ereyga Maanta: dalankacee
qumiyeyn  (fiis.) Habka qulqul quman looga dhalin karo qulqul talantaaliya oo ka imanaya dhaliye danab.
qummaati1  1. Si wanaagsan oo hawl loo qabto. 2. Weecweecasho la'aan; toos. qummaati2  Qof tilmaan toosan siin. qummaatid  eeg qummaati².
qumman1  Jawaan weyn. qumman2  (c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe. qumman3  Q. ah: haweeney da'ah oo ganacsi yar sameysa. qumman4  Qof aan qaldanayn ahaansho. qummanaan  eeg qumman4. ld qummanaansho.
qummanaansho  ld qummanaan.
qummud  Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.
qummudsad  ld qommodsasho.
qummudsasho  ld qommodsasho.
qummudsi  ld qommodsasho.
qummudso  ld qommodso.
qun1  1. Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood. 2. Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato. 3. Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda. 4. Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn. qun2  1. Nafley meel ka tegid. 2. Arrin iwm si wanaagsan u fulid. qunbe  ld qumbe.
qunde  1. Hilib weyd ah oo la engejiyey. 2. ld qudde.
qundhac  Qorrax.
qundhacaysad  ld qundhacaysasho.
qundhacaysasho  eeg qundhacayso. ld qundhacaysad, qundhacaysi.
qundhacaysi  ld qundhacaysasho.
qundhacayso  Kulka qorraxda isku diirin.
qundhaco  Kulka qorraxda. ld qundhoco.
qundho  Nooc cawska ka mid ah oo ka baxa meelaha biya fariisinka ah.
qundhoco  ld qundhaco.
qunful1  ld qafil¹; ld qafilid. qunful2  ld qafil². qunfulan  ld qafilan.
page : 78 of 86
<< < 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 > >>