Ereyga Maanta: dhiifoonaan
tafantoof2  Socod dhib iyo luggooyo leh socosho. tafantoofid  eeg tafantoof².
tafaq  Wax mudid (qodax).
tafaqid  eeg tafaq.
tafaraaruq1  Ismaandhaaf awgiisa loo kala tago. ld tafarruq¹. tafaraaruq2  Ismaan-dhaaf awgiisa ku kala tegid (dad). ld tafarruq². tafarraruqid  eeg tafaraaruq². ld tafarruqid.
tafarruq1  ld tafaraaruq¹. tafarruq2  ld tafa-raaruq². tafarruqid  ld tafaraaruqid.
tafaxaydasho  eeg tafaxaydo.
tafaxaydo  Maro la xiran yahay kor u laabasho.
tafeelin  1. Badasho roob iwm ay aad u bataan. 2. Buro ama dheeri.
tafid  eeg taf².
tafiir  Ilmaha ay dhalaan waalidku.
tafiiran  Ka t.: wax ka soo farcamid (cid).
tafiirgo'  Wax ciribtirmid.
tafiirgo'id  eeg tafiirgo'.
tafiirgoo  Wax cirib-tirid.
tafiirgoyn  eeg tafiirgoo.
tafiirmid  eeg tafiiran.
tafniid  Wax sida ay u kala fiican yihiin u kala saarid.
tafniidid  eeg tafniid.
tafshaan  ld dafshaan.
tafsiir1  Fasiraad; micnayn. tafsiir2  Quraan fasirid; micnayn. tafsiirid  eeg tafsiir².
taftaaf  1. Cudur nafley uu ku dhacay ku raagid. 2. Cid sixrid.
taftaafan  1. Wax jirro ku raagtay ahaansho. 2. Wax la sixray ahaansho.
taftaafid  eeg taftaaf.
page : 12 of 60
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>