Ereyga Maanta: nadalo
ilaaqeen  1. Dalool aad u yar. 2. Dulka cirbadda.
ilaaqid  ld cilaaqid.
ilaaqtamid  ld cilaaqtamid.
ilaaqtan1  ld cilaaqtamid. ilaaqtan2  ld cilaaq-tan². ilaxir  ld ilxir.
ilayn  eeg ilee.
ilays  Iftiin.
ilaysraac1  1. Fal gaar ah oo ay dhirta qaarkeed samayso marka ilays ku dhaco. 2. I. ah: waxyaabaha ilaysku soo jiito. ilaysraac2  Ilays aadid (wax). ilaysraacid  eeg ilaysraac².
ilbaadsad  ld ilbaadsasho.
ilbaadsasho  eeg ilbaadso. ld ilbaadsad, ilbaadsi.
ilbaadsi  ld ilbaadsasho.
ilbaadso  Qof ama wax kale dusha ka ilaalsasho si isagoo dagan loo helo.
ilbalacle  ld ilgalacle.
ilbalaclee  ld ilgalaclee.
ilbalacleyn  ld ilgalacleyn.
ilbalacleys  ld ilgalacleyn.
ilbax1  I. ah: qof aqoon iyo waayo-aragnimo u leh nolosha magaalada. ilbax2  Nolol magaalo aqoon iyo waayo-aragnimo u yeelasho. ilbaxnimo  1. Ilbax ahaansho. 2. Heer, horumar xagga dhaqaalaha, dhaqanka iwm laga gaaro.
ilbaxsan  1. Reermagaal ahaansho. 2. Qof nolol magaalo aqoonsan, ahaansho.
ilbaxsanaan  eeg ilbaxsan. ld ilbaxsanaansho.
ilbaxsanaansho  ld ilbaxsanaan.
ilbidhiqsi  ld ilbriqsi.
ilbiriqsi1  Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi. ilbiriqsi2  1. (fiis.) Halbeeg cabbiraadeed oo waqti oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo. 2. (juqr.) Halbeeg cabbiraaddeed oo lool iyo dhig oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo. ilbixi  1. Qof ilbax ka dhigid. 2. Meseggo iwm il ka saarid.
ilbixid  eeg ilbax².
page : 11 of 43
<< < 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 > >>