Ereyga Maanta: hirqad
iibin  eeg iibi. ld iibis.
iibis  ld iibin.
iibsad  ld iibsasho.
iibsamid  eeg iibsan¹.
iibsan1  Wax la iibsaday noqosho. iibsan2  Wax la iibsaday ahaansho. iibsanaan  eeg iibsan². ld iibsa-naansho.
iibsanaansho  ld iibsanaan.
iibsasho  eeg iibso. ld iibsad, iibsi.
iibshe  Qof wax iibiya.
iibsi  ld iibsasho.
iibso  Bedeeco lacag ku beddelesho.
iid1  ld ciid¹. iid2  ld ciid². iidaaman  Wax iidaan loo yeelay ahaansho.
iidaamid  eeg iidaan².
iidaamnaan  eeg iidaaman. ld iidaamnaansho, idaannaan, idaannaan-sho.
iidaamnaansho  ld iidaamnaan.
iidaan1  Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho. iidaan2  Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid. iidaannaan  ld iidaamnaan.
iidaannaansho  ld iidaamnaan.
iidheh  Xayeysiis iyo ammaan dheerad ah oo laga sheego wax.
iidid  ld ciidid.
iil1  Meesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo. iil2  (iilay, iishay) Wax inyar weecin. iilasho  eeg iilo.
iilid  eeg iil².
iillaagee  Wax dhibaateyn, cid cawryid.
iillan  Wax in yar la weeciyey ahaansho.
page : 7 of 43
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>