Ereyga Maanta: saddex-madaxle
kacdoomid  ld kacdoodid.
kacdoon1  ld kacdoodid. kacdoon2  (taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed. kacdoon3  ld kacdood². kackac  Bur jilicsan oo kuuskuusan oo la shiilay dhedhen macaanna leh.
kacsad  ld kacsasho.
kacsan  Wax aan degganeyn ahaansho.
kacsanaan  eeg kacsan. ld kacsa-naansho.
kacsanaansho  ld kacsanaan.
kacsasho  eeg kacso. ld kacsad, kacsi.
kacsi  Dareenka rabidda galmo. ld kac-sasho.
kacso  1. Kacsi dareemid. 2. Wax fadhiya istaagsasho.
kactimi  ld kacdimi.
kactimin  ld kacdimin.
kactin1  ld kacdimid. kactin2  ld kacdin². kadaalli1  Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed. kadaalli2  Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed. kadaalliyid  eeg kadaalli².
kadab  Calaf Eebbe kuu qoray; risiq.
kadabshiir  Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox-kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.
kadaf  Bahal dhirxagata ka mid ah oo dabaggaallaha u eg.
kadafjiir  ld kadabshiir.
kadafshiir  ld kadabshiir.
kadalan  Jirriqaa; warriiq.
kadalloob1  1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo. 2. ld kadalloobid. kadalloob2  Fadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid. kadalloobi  Kadalloob u fariisin.
kadalloobid  eeg kadalloob². ld kadalloob¹ (2).
kadalloobin  eeg kadalloobi.
page : 12 of 73
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>