Ereyga Maanta: gurguurto
kaduudin  eeg kaduudi. ld kuduudin.
kaduudmid  eeg kaduudan¹.
kaduudnaan  eeg kaduudan². ld kaduudnaansho, kuduudnaan, kuduud-naansho.
kaduudnaansho  ld kaduudnaan.
kafaalad  Dammaanad.
kafaalaqaad1  Ballan. kafaalaqaad2  1. Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid. 2. Ka k.: cid dammiinasho. kafaalaqaadid  eeg kafaalaqaad².
kafaalasho  eeg kafaalo².
kafaalo1  1. Daryeel. 2. Cid masuuliyad-deeda oo la qaado. kafaalo2  1. Wax daryeelid. 2. Wax mas'uuliyaddooda qaadid. kafaaraggud  1. (dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay. 2. (dii.) Wax kafaaro laga dhigi karo ama geli kara ama guda.
kafaaraggudasho  eeg kafaaraggudo.
kafaaraggudo  Kafaaro iska bixin.
kafaaro  (dii.) Wax Ilaah dartii loo sameeyo ama loo baxsho sida soon, sadaqo iwm oo gef ama dembi la falay daboola.
kafad  1. Saxanka miisaanka. 2. Qoriga doonta lagu wado afka hore ee ballaaran. 3. Dembiisha weyn ee fooxa. ld kefed.
kafaf  Wax qoyan in yar engegid.
kafafi  Wax in yar qallajin.
kafafid  eeg kafaf.
kafafin  eeg kafafi. ld kafafis.
kafafis  ld kafafin.
kafan1  Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan¹. kafan2  Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan². kafee  Wax deeqid, ama ka fillaansho.
kafeyn  eeg kafee.
kafnid  eeg kafan². ld karfanid.
kaftamid  eeg kaftan². ld kaftan¹ (2).
kaftan1  1. Hadal aan xumi lahayn oo qosol leh oo laba qof ama ka badani isdhaafsadaan. 2. ld kaftamid. kaftan2  Hadal aan xumi lahayn oo maad leh isdhaafsasho (laba qof ama ka badan). kaftandhable  Hadal dhab ah oo si kaftan ah loo gudbiyo.
page : 15 of 73
<< < 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 > >>